Madaxweyne Qoor Qoor oo ka hadlay Dagaalka Guriceel Shaacana ka qaaday in Ajaaniib ay …

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor oo ayaa Muuqaalo uu soo duubay uga hadlay dagaalka ka socda magaalada Guriceel ee u dhaxeeya ciidamada Dowlada iyo kuwa Ahlu Sunna. Qoor Qoor ayaa ugu horey ka tacsiyadeeyay ciidankii iyo dadkii kale ee ku dhintay dagaalka Guriceel, waxa uuna ku eedeeyay kooxda Ahlu Sunna in … Continue reading Madaxweyne Qoor Qoor oo ka hadlay Dagaalka Guriceel Shaacana ka qaaday in Ajaaniib ay …